Introducción a EasySolarPump Calculator
La aplicación EasySolarPumpCalculator es una herramienta diseñada para ayudarlo y facilitar el dimensionamiento del sistema de bomba solar fuera de la red para su hogar, granja, ganado o negocio. La aplicación calculará todos los cálculos necesarios para brindarle resultados precisos para su sistema solar.
- Tamaño de la bomba solar en vatios, kW y hp
- Tamaño del controlador/inversor en vatios y kW
- Capacidad del panel solar en vatios, kW y número de paneles solares necesarios
- Longitud de tubería de PVC en pulgadas, metros y pies.
- Fricción de la tubería en metros y presión en PSI
- Puede guardar los resultados.
Af somalí:
EasySolarPumpCalculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaambta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beertaaha, xoolahaaga ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabaata lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida:
- Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida vatio, kW, iyo hp
- Cabirka inferterka sida watt iyo kW
- Cabirka Solar banalka sida watts, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanayahay.
- Dhererka tuubooyinka PVC sida pulgadas, mitirka, iyo cagaha.
- Tuubooyinka qasaaraha aykeeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI
- Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.

Más detalles